Nidaamka Maamulka Qabiilka

Admin Section | Community Skills | Hargeysa, Somaliland | 2026

1. Hordhac

Nidaamka Maamulka Qabiilka waa nidaam dijitaal ah oo loogu talagalay in lagu diiwaangeliyo loona maamulo xogta xubnaha qabiilka. Nidaamkani wuxuu fududeynayaa kaydinta xogta qoysaska, isku xirka bulshada, iyo maamulka arrimaha qabiilka sida hoggaanka, dhaqaalaha, iyo isgaarsiinta.

2. Waxa uu Nidaamku Qabto

  • Diiwaangelinta xubnaha qabiilka iyo kaydinta xogtooda
  • Kala saarista qabiilka iyo jilibka
  • Kaydinta xogta shaqada iyo xirfadaha xubnaha
  • Kaydinta lambarrada isgaarsiinta sida telefoonka iyo WhatsApp
  • Maamulka xogta caaqillada iyo hoggaanka qabiilka
  • Helitaanka liis dhamaystiran oo xubnaha qabiilka ah
  • La socoshada xaaladda bulshada iyo maamulka qabiilka

3. Muhiimada Nidaamka

  • Kaydinta xog sugan oo aan luminayn
  • Isku xirka bulshada qabiilka meel kasta oo ay joogaan
  • Fududeynta maamulka qabiilka iyo helitaanka xogta xubnaha
  • Diiwaan rasmi ah oo ku saabsan qoysaska iyo abtirsiinta
  • Fududeynta isgaarsiinta iyo wargelinta bulshada
  • Taageeridda horumarka dhalinyarada iyo shaqo raadinta

4. Faa’iidada Nidaamka

  • Maamulka qabiilka oo habaysan oo casri ah
  • Xogta xubnaha oo si fudud loo heli karo loona cusboonaysiin karo
  • Isgaarsiin fudud oo dhex marta xubnaha qabiilka
  • Yaraynta khaladaadka iyo luminta xogta
  • Kor u qaadista wada shaqaynta bulshada

5. Gunaanad

Nidaamka Maamulka Qabiilka waa xal casri ah oo loogu talagalay horumarinta maamulka bulshada iyo isku xirka qabiilka. Adeegsiga nidaamkan wuxuu ka caawinayaa bulshada inay si hufan u maamusho xogteeda, u xoojiso wadajirka, una horumariso mustaqbalka dhalinyarada iyo bulshada guud ahaan.

6. Admin Section (Users)

Admin Section waa qaybta ugu muhiimsan ee nidaamka. Qaybtani waxaa isticmaala maamulka si ay ula socdaan xubnaha qabiilka, dhaqaalaha, shaqooyinka, iyo warbixinada nidaamka. Admin-ku wuxuu leeyahay awoodda ugu sarreysa ee nidaamka.

Hordhac

Admin Section wuxuu fududeynayaa maamulka xogta qabiilka, la socoshada lacagaha, shaqooyinka, iyo warbixinada nidaamka.

Dashboard-ka Admin

  • Tirada guud ee xubnaha qabiilka
  • Tirada xubnaha firfircoon
  • Tirada xubnaha aan firfircoonayn
  • Tirada lacagaha la bixiyay
  • Warbixin guud oo ku saabsan nidaamka

Maamulka Users

  • Aragidda liiska xubnaha
  • Raadinta xubnaha (Magaca, Qabiilka, Jilibka, Magaalada)
  • Dhaqaajinta (Activate) xubnaha cusub
  • Joojinta (Disable) xubnaha

Shaqooyinka (Jobs Section)

  • Ku daraan shaqooyin cusub
  • Ku xiraan dhalinyarada shaqooyinka
  • La socdaan codsiyada shaqo

CV Applications

  • Kaydinta CV-yada xubnaha
  • Kala saarista xirfadaha
  • La socoshada shaqo doonayaasha

Poor Family (Qoysaska Danyarta)

  • Diiwaangelinta qoysaska u baahan taageero
  • La socoshada xaaladooda
  • Qorsheynta caawinta bulshada

Magaha System

  • Kaydinta xogta magta qabiilka
  • Xogta qabiilka bixiya
  • Xogta dhacdada
  • Qadarka lacagta

Taakulada (Payments System)

  • Ku darida lacag cusub
  • Kaydinta bixinta taakulada
  • Liiska dadka bixiyay
  • Hababka lacag bixinta: ZAAD, EDAHAB, KAASH, DOLLAR

Reports System

  • Clan Reports
  • Subclan Reports
  • Registered Users
  • Payments Reports

Siyaasadda Qabiilka (Election Section)

  • Committee Registration
  • Voters Registration
  • Voters List
  • Murashax Registration
  • Murashax Report

Create Admin

Samaynta admin cusub si loo kordhiyo maamulka iyo shaqada.

Security System

  • Login admin
  • Ilaalinta xogta database
  • Kala saarida roles-ka admin iyo user

Users Section

Hordhac

Dashboard-kan waa interface-ka maamulka qabiilka iyo payments ee users-ka. Marka qof username iyo password u leeyahay, wuxuu gali karaa page-kan kadibna:

  • Arki karaa total payments oo la bixiyay.
  • Arki karaa Top Sub Clan iyo Top Main Clan oo bixiyay lacagta ugu badan.
  • Foomka payments ka sameyn karaa payment cusub.
  • Arki karaa liiska dhamaan payments oo faahfaahsan.
  • Ka arki karaa charts muujinaya tirada users-ka ee qabiil kasta iyo sub clan kasta.

Sidebar / Navigation

  • 📊 Reports – Overview guud, total payments, top clans, charts.
  • 💰 Payments – Page-ka payments cusub lagu sameeyo iyo history.
  • notifications / magaha warbixin – Alerts ama warbixino gaar ah.
  • 👥 Users – Liiska users-ka ee nidaamka.
  • 💼 Shaqooyinka Furan – Liiska jobs ama shaqooyinka u furan users.
  • 📄 Upload CV / 🔔 Report CV – Users waxay upload-gareyn karaan CV-yadooda.
  • 🗳 Voters List – Liiska voters-ka ee nidaamka.
  • 📈 Murashax Report – Warbixin ku saabsan candidates-ka.
  • 📊 Committee Report – Warbixin ku saabsan committee.

Summary Cards

  • Total Payments – Wadarta lacagta dhamaan payments-ka.
  • Top Sub Clan – Sub-clan-ka bixiyay lacagta ugu badan.
  • Top Main Clan – Main clan-ka bixiyay lacagta ugu badan.

Charts

  • Main Clan Users Chart – Bar chart muujinaya tirada users ee main clan kasta.
  • Sub Clan Users Chart – Pie chart muujinaya qaybaha sub clans-ka iyo tiradooda.

Payment Form

  • Doorto user-ka lacag bixiyay.
  • Galiyo amount lacagta la bixiyay.
  • Doorto payment type (ZAAD, KAASH, EDAHAB, DOLLAR).
  • Galiyo payer name, payer clan, payer sub-clan.
  • Marka la submit gareeyo, payment-ka waxaa lagu darayaa payments table isla markaana history table lagu keydinayaa.

Payments Table

Table-kan wuxuu muujinayaa dhamaan payments-ka la sameeyay:

  • ID
  • User
  • Main Clan
  • Sub Clan
  • Amount
  • Type
  • Date

User Capabilities

  • View Dashboard – Arki karta total payments, top clans, charts.
  • Make Payments – Ku dari karaa payment cusub iyadoo la dooranayo user-ka iyo details-ka lacagta.
  • View Payments – Arki karaa payments history oo faahfaahsan.
  • View Users – Arki karaa liiska users-ka, qabiilka iyo sub-clan-ka.
  • View Notifications – Arki karaa alerts iyo notifications.
  • View Candidates – Arki karaa Murashax report iyo committee reports.
  • Logout – Ka baxo session-ka oo badbaadi credentials.

Summary

Dashboard-kan waxaa loogu talagalay user management system oo diiradda saaraya:

  • Payments tracking
  • Clan reporting (Main/Sub)
  • Users overview
  • CV / Job applications
  • Notifications

Qaabka loo isticmaalo: Qofka username-kiisu leeyahay wuxuu gali karaa modules-ka kala duwan, payment cusub gali karaa, liisaska arki karaa, charts ka daawan karaa, warbixino kala duwan soo saari karaa.

© 2026 Community Skills - Hargeysa, Somaliland